Ebrahim Raisi oo booqasho taariikhi ah ku tagaya Mid ka mid ah dalalka Carabta

Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa maalinta Arbacada ah u safri doona caasimadda dalka Syria ee Dimishiq, isaga oo sheegay in booqashadaasi ay qaadan doonto muddo laba maalmood ah, ayna tahay tallaabo aad u muhiima, oo qayb ka ah, iskaashiga sii kordhaya ee gobolku uu la yeelanayo xukuumada Syria, sida ay baahisay warbaahinta dawladda Iran. … Continue reading Ebrahim Raisi oo booqasho taariikhi ah ku tagaya Mid ka mid ah dalalka Carabta